Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaal qurux badan oo aan ka soo qaadnay madaxda Somali week

Waxaan akhristayaashena sharafta leh halkaan idinku soo gudbeineynaa wareysi gaar ah oo aan ka qaadnay madaxda ururka Somali week ee sanadkaan 2013 kuwooda ku sugan magaaladan London.
Wareysigaani waxaa qeyb libaaxleh ka qaatay shabakadaha sspamedia.com iyo somalinimo1.com
Hadabo nala daawada madaxda oo ka hadlaayan waxqabdkooda iyo howlaha ay bulshada Soomaaliyeed ee UK u haayaan.

You must be logged in to post a comment Login