Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Balamaanka UK oo diiday in ciidmada Britain ay galaan dalka Syria

Waxaa shaley baarlamkaa hortagay raisul waraah dalka Britain David Caleron.
Raisul wasaare Cameron aya doonayay in baarlamaaka Britain ay u codeeyaan in ciidmada Ingriiska ay ka qeybqaatan dagaalada lagaga soo horjeedo xukuumad Bashaar Asad.

David Cameron ayaa sheegay sheegay in ciidmada Britan ay cirka iyo bada kale ay ka dagaalamaayan ciidmada Syria isla markaana ay Dowlada Britan ciidmo badan ugu dhimaneynin sida dalaka Ciraaq iyo Afganistan asiga oo sheegay inuu aad iyo aad uga soo horjeedo xasuqa uu shacaka Syria ku haayo Bashaar alsad asiga oo isticmaalaayo hubka Kiimikada.
Hadabo barlamaka ayaa cod caqlabiyad leh ku diiday ieny ciidmada Britain ka qeybqaataan dagaalada ka socdo dalka Syria.
Xunnaha baarlamaaka ee David caeroon uu hortagay ayaa ahaa 285.

Raislu wasaraha Britan ayaa waji gabax lkala kulmay barlamaakna iyadoo o 272 kamid ayaa baarlamaaka ay diideen in Militariga Britain ay ka qeybqaataan dagaalada ka socdo Syria halka 13 kamdi ah xildhibanada ay u codeeyen in ciidmada Britan ay galaan dalka Syria
Raislu wsaare Cameronayaa sheegay madama uu cod yar hellay in ciimdada Britan aysan ka qeybqaadaneen dalaagada ka socdo Syria maadaama xeerka Britain uu dhigaayo in ciidmada Britan aysan galin karin wadan kale ilaa ay codbuux ka helaan baarlamaanka.

You must be logged in to post a comment Login