Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka banaabax looga soo horjeedo dilkii dhawaan loo geysatay guddomiye ku xigeenkii labaad ee degmada Yaaqshid

WAxaa magaalada Muqdisho ka dhacay banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo dilkii dhawaan loo geystay guddoomiye xigeenkii labaad ee degmadaas Raxmo Dahir Siyaad ayaa maanta ka dhacay taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere.

Isu soo baxaan oo ey soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka banaadir, islamarkaana ay ka qeyb galeen xildhibaanno, Haweenka Qaranka, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo ka kala yimid qaar ka mid ah 17-ka degmo ee gobolka banaadir

Banaan baxaan nabadeed ayaa waxaa looga soo horjeedey dilkii , wuxuushnimada ahaa ee habenkii khamiista aynu ka soo gudubnay loogu geystey degmada Yaaqshiid, guddoomiye ku-xigeenkii degmadaasi Allaha u naxariistee Raxmo Daahir xili ay kusii jeedey hoygeeda.
Halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login