Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Ciidamada Boliska Soomaaliya oo howlgalo lagu xaqiijinaayo amaank Muqisho ka sameeyay ka sameeyen degmooyinka Xamar-weyne iyo Xamar Ja Jab.

Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa ka warbixyay baaritaano xoogan oo laga sameeyay degmooyinka Xamar weyne iyo Xamar jajab halkasi oo lagu soo qabtay dad gaaraya ku dhawaad 600-qof.

Afayeenka booliska Soomaaliya Janaraal Cabdulaahi Bariise ayaa saxafada uu kula hadlay goobihi ay ka sameeyen baritaanadasi ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ay soo qabteen dad gaaraya 600-qof halka intodi badan la sii dayay halka 42-kalana loo gudbiyay xarunta CID-da si baaritaano xoogan loogu sameeyo.

Baritaanka oo ahaa mid amaanka lagu sugayey loogana hortaagagay falalka maal mihi ugu danbeeyay eeka soo cusboonaaday Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login