Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: ciidamada Kenya Oo Gaari Looga Gubay Kismaayo

Khasaara xoogan ayaa ciidanka Kenya kasoo gaaray qarax xoogan oo shaleey barqadii lagula eegtay xaafadda Via Afmadoow ee bartamaha magaalada Kismaayo.

Goob Joogayaal ku sugan Kismaayo ayaa soo sheegay in gaari nuuca ciidanka Xambaara ah uu gubtay kadib markii miino dhulka lagu aasay ay laqaraxday.

In kabadan 7 askari oo la socday gaariga ayaa la sheegay in ku dhinteen waxaa kale oo dhaawacyo halis ah gaareen askar saarneed gaariga gubtay,Afhayeenka ciidanka Milleteriga Kenya Chirchir ayaa barta Twitter-ka ku sheegay in gaari looga gubay Kismaayo balse ma sheegin khasaaraha dimasho iyo dhaawaca ee ka dhashay qaraxaasi.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfahsan.

You must be logged in to post a comment Login