Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka ciyaaryahanada kooxda Hiltop oo chasho sharf loo sameeyay.

Waxaa magaaladan London lagu qabtay xaflad blaaran oo casho sharaf ah taas oo loo sameeyay ciyaaryahadan kooxda Hiltop iyo macalimiintooda.Kooxda Hiltop ay dhawaan ku guuleysatay koobkii ciyaaraha Somali week UK.

Munaasabadaani cashada ah ayaa ka dhcda maqaayada Idman ku taalo xaafada Shephedpush ee galbeedka magaaladan London.
Halkaan hoose ka daawo sida quruxda badan ay u dhacday munasabada cashada loo sameeyay kooxda Hiltop FC.

You must be logged in to post a comment Login