Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Dood xiiso badan oo ka hadleyso xeerka wadooyinka Somaliland ee golaha Somaliland ansixiyeen

Waa xaleey magalada London lagu qabtay dood xiiso badan qaar kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool London sida ay u arkaana xerka golaha Somaliland ay ansiyeen xerkaai oo ah in la kordhiyo cashuuraha laga qaado xoogsatada ku nool Somaliland iyo gaadiidka waaweyn ee isaga kala goosha deegaanada Somaliland.
Hadabo warbixintaani oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo

You must be logged in to post a comment Login