Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Fanaaniinta kala ah, Nimco, Qoomaal, Fu’aad, Zaynab Cige oo ka baxay Soomaalinimadii,

ani waa Fariin Suugaaneed Cali Seenyo oo ah Saxafi iyo Abwaan uga talagalay koonfurta Soomaaliya sida ku cad Eriyada Heestan oo ah sida :Gacaliyo xigaaloow somaliyey garo galaguurki maahee kala gurasho weeye .iyadoo heestan ay dhaawici doonto sumcada Fanaaniintan oo qaarkood laga yaabo in hoosta laga geliyay heestan.
Fanaaniinta Heestan wada qaadaya Waa ka mid ah Zaynab Cige,Qoomaal, Fu’aad Omar iyo Nimco Yaasiin.
Waxaa Muuqata in Heestan lagu soo aadiyay xilli soomaali ka baxday KMG ah ee la helay Dowlad ballaaran.
Laakiin fananitu waxay diiri gelinayeen gooni isu taaga Somaliland ee ah gobolada woqooyi ee Soomaaliya hadaba sidee lagu dhihi karaa fananiintani waa fanaaniin Soomaaliyeed.
Arintaani ay ku kaceen fanaaniintaani waxay u keeni doontaa taageero la aan baahsan
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhan

You must be logged in to post a comment Login