Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa magaalada London lee dalka UK lagu qabtay casho sharaf si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynaayay qaar kamid ah xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee booqashada ku yimid magaalada London. Xafladaani ayaa sidoo kale Gabdhaha Qaranka ay sheegeen in bil walbo ay iska aruurin doonaan min $100 oo ay ku sheegeen inay uga qeybqaadan doonaan dib u dhiska dalka Soomaaliya oo ay hada ka jiro dowlada cusub oo taam ah
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran
You must be logged in to post a comment Login