Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka Jaaliyada Somalilada UK oo si weyn u aasay abwaan Sahal Macalin Ciise.

Waxaa maanta duleedka magaalada London lagu aasaay allah u naxariistii abwaan Sahal Maxamed Ciise oo indhawaale ku xasuusanaa dalkan Britain hadabo waxaa aaskiisa ka so qeybgaly inta badan bulsha weynta Soomaaliyeed ee kuul magaalada London iyo xawaxigeeda.

Dhanka kale waxaa markii laga soo noqday duugta allaha u naxcariistii abwaan Sahal waxaa dhacday iyda oo wali murigo lagu jiro waxaa dhacday in hooyo Soomaaliyed uu wdanaha istaago iyada oo ka timid duuktii iyada oo wadata baabeerkeeda.

Hadbo halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login