Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Kufisga lagu haayo haweenka Soomaaliyeed oo meeshii ugu xumeed ka gaaray Muqdisho

Waxaa baryahaan soo batay kufisiga ay haweenka Soomaaliyeed u geysanaayaan ciidmada shisheeyee ee Amison iyo iyo maleeshiyaadka DF ee Soomaaliya.
Wabxin tvga Aljariira uu ka diyaariyay kusiga lagu haayo gabdha Soomaaliyeed oo ay ka soo muuqanaayaan haween la kufsadan qaarkooda oo ay idho laan yihiin qaarne sheegay in ilmahooda horteeda lagu kufday.

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya oo ay ku sugan yihiin ciidmada farabadan oo kla yimid 4 dal oo afrikaan ayaa caado ka noqotay baryahaani kufisga lagula kaco haweenka Soomaaliyeed.
Ciidmada Amisonayaa la sheegayn in xirada xalane ay ku kusfadaan haween walilaba oo ay rabaan halka ciidmada DF ee Soomaaliya ay u soo qabtaan gabar waliba oo ay raban iney kufsadaan
Hadabo halkaan hoose ka daawo warbixintani bnaxdinta leh ay ciidmadassi Amison iyo kuwa Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ay ku hayaan.

You must be logged in to post a comment Login