Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Kulan loogu baroor diiqaayay C/qaadir Adan Cali Dhuub oo lagu qabtay London.

Wxaa habeen hore galbedka London lagu qabtay kuan balaaran oo loogu baroor diiqaayay allaha u naxariisee C/qaadir Adan Cali Dhuub oo kamid ah xubnaha ugu firfircooda Jaaliyada Somalilda UK oo dhawaan qarax ismiidaamin ah ugu geeriyooday hotel Maka al mukara ee magaalada Muqidho ee xarunta dalkeena Soomaaliya.
Wxaa kulankaani ka so qeybgaly qaar kamid jaaliyada Somaalida UK iyo xubno kala ka socday dowlada dalkan Britan oo ay ugu horeeyaan Police_ka laga laanka waxa loogu yeero argagixisada & Mayor)ka Brent.
Si doo kale waxaa ka soo qeybgaly wakil ka socday dalka Turkiga ee ka mid ah dalaka sida aadka ah u caawiyo dalka Soomaaliya.
Hadabo halkan hoose ka daawo warkani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login