Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Toogasho Ah Ka Fulisay Baledweyne

Maxkamada ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku filaysay nin ay ku sheegeen gacan ku dhiigle magaalada Beledweyn hore ugu dilay nabaddoon si weyn looga yaqaanay gobolka Hiiraan.

DIlka ay maxkamadu ku fulisay ninka ay ku sheegeen gacan ku dhiiglaha balse la sheegay in inuu ahaa ganacsade Soomaaliyeed ayaa ka dhacay meel fagaare ah oo ku taala magaalada Beledweyn, kadib markii maxkamada ciidamada qalabka sidda ay hore ugu xukuntay dil toogasho ah gacan ku dhiiglahaasi.

Nikan miskiin ah ay DF ku dishay Baladweyne ayaa la sheegay in lagu magacaabo Muqtaar Xasan Maxamed.
Halkaan hoose ka daawo falkan naxdingta leh ay DF ku kacday.

You must be logged in to post a comment Login