Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Munaasabad lagu sagootinaayay Dr Cabdi Adan oo London ka dhacday

Waxaa magaaladan London ee xarunta dalkan UK lagu qabtay munasabad lagu sagootinayay Dr.Cbadi Adan Maxamed oo ka mid ah aqoonyahanadii Soomaaliyeed ee xorriyadda ka hor,,Dr Cabdi Adan wuxuu noqday guddoomiyihi ugu horreyay ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya1960-1964.

Sido kale noqday Safiirkii Soomaliya ee fadhiyay Paris 1965-1968,ayaa
ka dhacday London.
Hadabo musaabadani oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo

You must be logged in to post a comment Login