Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ku socoto dhamaan shabakadaha Soomaaliyeed fadlan soo galiya maanta sanad guurada somali National TV
Dhamaan dadweynaha ku nool London iyo daafheeda waxaa la ogeysiinaayaa in magaalada London maalinta Khamiista ee taariiqdu ku beegan tahay oo 04/04/2013 lagu qaban doono sanadguradii 3aad ee TVGaa Qaranka Soomaaliyeed ,Somali National TV (SNTV).
waxaa shara inoo ah inaad nagala soo qeybgashaan xafladaasi dhici doonto maalinta barito. Waxaa halkasi imaan doono Aqoonyahano siyaasiyiin & Fanaaniinta loogu jecelyahay UK marka ha mogaanin inaad ka soo qeybgasho xafladaasi.
Adreresska hoos ku qoran aya lagu qaban doonaa xafladaasi
22 london Road
wembley
HA9 7EX
Thursday 04/04/2013
From 5pm to 12pm
Head of cameramen & Editors
Mohamed Omar Adan
You must be logged in to post a comment Login