Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka Sanad guuradii 20 aad ee ururka Daadihiye oo lagu qabtay London

Waxaa xaleey galbeedka magaaladan London lagu qabtay xaflad balaaran oo logu dabaal dagaayay sanad guuradii 20aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Daadihiye Organixation oo ah urur Soomaaliyed kaas oo caawiyo qeybaha kla gadisan ee bulshada Soomaalida UK.
hadabo xafladaani oo ay ka soo qeyb galen qeynaga kala gadian ee bulshada Soomalida London iyo xildhibaan ka tirsan dowlada Britain.

Halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login