Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Sanduuq gaargaarka Qaranka Soomaaliya oo laga furay London

Waxaa magaaladan London lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu daahfuraayay Sanduuq loogu magacdaray Sanduuqa Gargaarka Qaranka Soomaaliyeed.
Sanduuqaani ayaa lacagta lagu shubo la sheegay inay si toos ah ugaari doonta DF ee Somaaliya isla markana wax badan ka saaci doono dib u dhiska dalka Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka isutagga boqortooyada(UK) aya ka qeybgalay munaasabadaasi lagu furaayay sanduuqa Gargaarka Qaranka Soomaliyeed.
Hadabo nala daawada sida ay xafladaasi u dhacday.

You must be logged in to post a comment Login