Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Shir lagu taageeraayay shirka May loogu qabanayo Somalida magaalada London

Waxaa xaleey magaalada London ee xarunta dalka UK lagu qabtay shir balaaran oo lagu taageeraayay shirka dhaqaalaha loogu aruurinayo Somaliya ee bisha May lagu qaban doono magaalada London.
Shirkaani oo ay ka soo qeybgaleen ku dhawaad 70 qof iyada oo qabanbuyaasha ay sheygeen in shirkaani looga yimid guud ahaan dalka UK.

Waxaa halkaasi qudbado ka jeediyay qaar kamid ah dadkii ka soo qeybgalay shirkaasi iyada oo qaar badan oo ka hadli lahaa aysan munaasabadaasi aysan hadlin sababo la xiira rabashado ka dhicay xarunta Barawaanese centre oo aheyd halka lagu qabtay shirkaasi.

Ugu danbeyntiine waxaa uu shirkaasi ku soo gabagaboobay buuq iyo qeylo kadib markii ay hadalka isku qabsadeen dumar ka socda gobolka Owdal iyago oo kala sheeganaqayay Owdal state iyo Seylac state.

You must be logged in to post a comment Login