Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaan akhristayaashena sharafta leh halkaan idinku soo gudbineynaa muuqaal qurux badan oo laga soo qaaday sida ay u dhacday xafladii furitaanka ciyaaraha kubada cagta ee Somali week 2013.
Waxaa xafladaani lagu qabtay xaafada Wembley ee galbeedka magalada London waxaana ka soo qeyb galay inta badan bahweynta sportiga somaalida UK.
Hadabo halkaan hoose ka daawo sid ay u dhacday xafladaasi.
You must be logged in to post a comment Login