Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wafdi ka socda midowga Yurub oo ay hogaamineysay agaasimaha Bariga iyo Koofurta Afrika ee midowga Yurub Francesca Mosca ayaa maanta Kulan Magaalada garowe kula qaatay madaxweynaha Maamulka Puntland Faroole.
Wafdi ka socda midowga Yurub & Madaxweynaha Puntland ayaa ka Wada hadlay sidi loo sii xojin lahaa xirirka ka dhaxeya dowlada fardaraalka midowga yurub & maamulada ka jira dalka waxaana sidoo kale ay kawada hadleen arimaha amanka & Nidaamka axzaabta ee ay Puntland ugurtay.
You must be logged in to post a comment Login