Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Daawo muuqaalka: Wareysi xiiso leh oo laga qaaday labo kamid wasiirkada DF ee Soomaaliya
Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkaan idinku soo gubineynaa wareysi xiiso leh oo dhawaan lala yeeshay labo kamid ah wisiirada dowlada federaalka e Soomaaliya wasiiradaasi oo kale ah. Raisulwasaare ku xigeen ahna wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya Fowsiya Xaaji Yuusuf & wasiirka maaliyada iyo qorshent Maxamuud Xasan saleebaan.Waxaad ka arki doontaa iyada oo la weydiinaayo suaalo xiiso leh sida xiriirka Ethiopia & Masar oo hada xumaaday iyo saameynta ay ku yeelan karto hadii ay labaasi dal isku dhacaan hababo aan idinka la dhaxbaxo idinka iyo wareysigaasi
You must be logged in to post a comment Login