Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Soomaliya oo Xargiga Kajaray Suuqa Xamarweyne

Waxaa maanta kadhacday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Munaasabad xarigga looga jaraya Suuqa Bacadlaha degmada X/weyne oo uu dib u habbeyn uu ku sameeyey maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanayo hay’addo kale, ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Taliyaha ciidammada Booliska Soomaaliyeed, Guddoomiyaha gobolka Banaadir ku xiggeenkiisa dhinaca ammaanka, afhayeenka gobolka, Ganacsatada Bacadlaha qaarkooda iyo dadweynaha Degmada X/weyne.

Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo xiiso badan leh iyo sida ay dadweynaha reer Muqdisho ugu farxeen dib u howlgalinta suuqa bacad laha ee demada Xamarweyne.

You must be logged in to post a comment Login