Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud oo ka Hadlay Wax Qabadka Wasaaradiisa

Daawo muuqaalka: Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud oo ka Hadlay Wax Qabadka Wasaaradiisa
Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo guriyeenta xukuumada Soomaaliya Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo Saxaafada Shir jaraa’id ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay wax qabadka wasaaradiisa mudada ay shaqeyneysay.
Wasiirka ayaa sheegay in wax badan ay u qabsoomeen, isagoo tilmaamay in ay wali wadaan dadaalo lagu hormarinayo adeegyada wasaarada.

Dhanka kale waxaa uu sheegay iney dawaan dayactir ku sameyn doonaan dhamaan wadooyiyinka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho asiga oo sheegay iney dayartir ku sameeyeen dakada weyn ee Muqdisho.
Halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login