Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xaaladda magaaladda Kismaayo oo caadi ku soo laabatay ka dib dagaal ka dhacay labo maalmood

Waxaa si tartartiiba u furmaya dhaqdhaqaaqyadii ganacsi iyo waxbarashada ee magaalada Kismaayo oo labo maalin dagaalo ay ku dhex mareen dhinacyo hubaysan ee isku heyso maamulka magaalada Kismaayo.

Waxana sidoo kale maantey camirna suuqyadda Kismaayo iyadoona dadweynuhu si caadi ah ugu tukaamesanayen goobaha ganacsiga oo xirna maalmihi anoo ka soo gudubney.

Goobjooge ku sugan Kismaayo ayaa warbaahinta u sheegay in lala tacaalayo xaaladda caafimaad ee dhaawacyadii labada maalmood ee dagaalada ay socdeen, sidoo kalana xaafadaha qaar laga helayo dad mayd oo rasaasta ay ugu tagtay guryahooda waxaana ku dhintay dagaaladaasi in ku dhaw 30 qof.

Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login