Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xaflad lagu sagootinaayay dhalinyaro Soomaaliyeed oo London lagu qabtay.

Waxaa xaleey galbedka Lodon lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu sagootinaayay dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaasi oo ka qeybgalyaan ciyaaro ka dhacayaan dalka Kuwait.
Wxaa munaasabadaasi soo qabanqaabiyay ururka Somali International Youth Development oo marka magacsii lasoo gaabiyo loo yaqano SIYD.
Hadbo halkan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

IMG_9338

You must be logged in to post a comment Login