Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xaflad lagu sagootinaayay guddoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye oo ka dhacaday London

Waxaa magaaladan London lagu qabtay xaflad ay soo qabanqaabiyeen taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee UK.
Xafldaani oo lagu sagootinaayay guddoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Maxamed Kahin Axmed.
Dhanka kale waxaa xafladaani lagu soo dhaweynaayay labo ka miad ah xubno ka tirsanaa xisbiga Wadani isla markaana ka soo goostay xisbigaasi una soo wareegay xisbiga hada talada haayo ee Kulmiye.

Xisbiga Kulmiye waxaa uu kamid ayahay xisbiyada ka dhisan gobolada woqooyi ee Soomaaliya ee labaxay somaliland is lmarkaana xubnaha xisigaasi waxay looan xoog leh ugu jiran sidii ay ku kasban lahaayeen taagerayaal farabadan isla markanaa oo ku ka nool dhaaan dunida dafaheeda
Xubnihii ka hadlay shirka ayaa sheegay in Maamulka Somaliland uu aqoonsi ka waayay guud ahaan beesha caalamka isla markaana sheegay iney aqoosi ka raadsadaan marka hore Dowlada Federaalka ee Soomaaliya haatanana ay goaan isla markana ay hada goaan sadeen iney wadahadal la furaan Dowlada Federaalka ee Soomaaliya
Hadabo halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login