Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqalka: banaanax ka dhan ah South africa oo ka dhacay London

Boqolaal Soomaali ah ayaa m banaanbaxyo waaweyn ka dhigay magaalada London iyagoo cabasho xoogan ka muujinaya dilalka sii kordharaya ee ay ku hayaan dadka cawaanta madowga ah ee dalkaasi u dhashay.

Banaabaxaani waxaa uu ka dhacay ka soo hordeeka Safaarada dalka South Africa ay ku leedahay bartamaha maagaalada London ee xarunta dalka UK. Soomaali fara badan oo isa soo aruursaday kuwaasoo ku dhawaaqay hadalo ka dhan ah South africa.

Dadkan Soomaalida ah oo ka xumaaday walaalahood lagu gumaadayo gudaha dalka South Africa dhana kale booliska Britain ayaa banaanbaxayaasha ugu baaqay aysan sameeyn wax rabshado ah.

Dalka South Africa oo in mudo ah lagu xasuuqi jiray Soomaalida halkaas degan ayaa iminka waxaa xaalada sii xumeeyay ka dib markii la arkay Soomaali dalkaas ganacsi ku laheed oo dhagax nafta looga jarayo iyaga qaawan kuna qelinaya yaa Soomaali ah yaa muslim ah.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login