Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqalka safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo ka hadlay xaalada ay ku sugan yihiin dadka Soomaalida ku nool dalkaasi Kenya

Waxaa baryahaanba ku sugnaa magaalada London ee xarunta dalkan UK safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Am Maxamed Cali Nuur.

Ambaasadoor Maxamed Cali Americo ayaa ka waramay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladaha ay ku sugan yihiin dadka qaxootiga ee ku nool dalkaasi. Sidoo kale Amb Maxamed Cali Nuur (Cali Americo) ayuu sheegay in ay quudin doonaan dadka qaxootiga ee ku nool xeryaha qaxootiga dalka Kenya asiga oo la kaashanaayo gacanacsatada ku nool dalkaasi iyo heyadaha caalamiga ee ka how;gal dakla Kenya.
Halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login