Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqalka: wasiirka madaxtooyda Somaliland oo soo gaaray London

Wxaa saaka gadiga diyaaradaha ee Heathrow Airport ka soo dagay wasiirka madaxtooyada Somaliland xirsiCali xaaji Xasan.
wasiir Xirsi ayaa shegay inuu London u yimid labo arimood labaasi oo kala ah sidii uu jaaliaya reer Somaliland ee UK uga aruurinlhaa dhaqaale ku baxaayo wadada iksu xirta Burco & Ceerigaabo. Sidoo kale wuxuu sheegay inuu London u yimid sidii uu uu fadhissan lahaa imtixaan jaamacadeed.
Hdabo warbixintaani oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login