Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Nimcaan Hilaac oo ka hadlay waxa uu kala kulmay Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho Soo dhowayn balaadhan Loogu sameeyay Fanaanka Nimcaan Hilaac oo kamida Fanaaninta da’da ee Soomaalida, kuna dhaqan magaalada Hargeisa, waxaana soo dhowayntiisa ka qayb qaatay Fanaanada Fartuun Cumar oo iyadu dhowaan soo gaadhay magaalada Muqdisho.

Fanaanka oo Qolka Nasashada kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu aad ugu Farax san yahay imaatinkiisa magaalada Muqdisho “Soomaaliyeey Nabad, Waa markii iigu horaysay ee aan Imaado Muqdisho, Waan ku Faraxsanahay, Sawirkii aan ka haystay Runtii Maba Qiyaasi Karo iyo Cabsida igu Jirtay, Laakiin maashaa allah Wallaahay dhulku waa Nabad, Waxaana in badan qalbiga ku hayey inaan mar Cagaha dhigo” Ayuu yidhi Nimcaan Hilaac.

Kamagra Gold for sale, buy Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login