Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: NISA oo la wareegtay Guri Muqdisho ku yaala kadib Xogo…

clomid buy online, buy clomid.

Aug 9, 2015 –

Hayada Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa la wareegtay guri ku yaala degmada Kaaraan, kaasi oo la sheegay in lagu soo diyariyay qarax uu isku xiray ruux doonayay inuu waxyeelo ka geysto xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Guriga lala wareegay ayaa waxaa laga helay xogo badan oo dhanka amaanka ah, sida uu sheegay afhayeenka wasaarada amniga Xukuumada Soomaaliya.

https://youtu.be/UOC_UYftYQM

You must be logged in to post a comment Login