Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Prof: Axmed ismacil Samatar oo si bareer ah ugu gafay Reer Muqdisho

clomid no rx, clomid reviews. Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa wuxuu ka hadlay markii ugu horaysay Damaciisa ku aadan inuu qabto Hogaanka maamulka Somaliland, Isagoo sheegay inay guushu ugu imaan karto hadii Qabiilka la iska daayo, hadii kalana uu dhimayo maamulka Somaliland.

Samatar ayaa wuxuu sheegay in Siyaasadii Xamar taalay ay Quruntay, Islamarkaana uu isagu door biday inuu soo Jaleecno dhinaca maamulka Somaliland “Siyaasadii Xamar Taalay Way Quruntay, Lama Cabi karo (You Can’t Drink it) markaa waxaan dhahay bal somaliland soo eeg, wax badan oo i deeqay ayaan ku arkay, Hadii aan Soomaalidii kalaba madaxwayne u doontay, Tanbaa iiga Xaqbadan ba, Marka loo eego Taas” Ayuu yiri.
SAMATAR (1)

You must be logged in to post a comment Login