Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawir uu Amiin Caamir kasameeyay Xariirka ay leeyihiin siyaasiyiinta abaabulka dowlada ka dhan ah wada i

Amiin Caamir oo lagu yaqaanno farshaxan uu ku cabiro hadba siyaasada Soomaaliya halka ay mareyso ayaa waxa uu markaan soo sameeyay Sawir Cagmeed muujinaya in siyaasiyiin ku sugan dalka dibadiisa oo wada abaabul siyaasadeed oo lagu duminayo dowlada Soomaaliya ay xariir dhaw la leeyihiin Cabdi Raxmaan Faroole.

Sawirkaan ayaa waxaa sida ka muuqata uu Faroole talo ku biirinayaa raga kala ah Cabdi Raxmaan Baadiyood, cali Khaliif Galeyr iyo Cali Maxamed Geedi oo qidad u jeexaya qaabkii ay talada dalka gacanta ugu dhigi lahaayeen.

Cabdi raxmaan Faroole ayaa dhamaan sida muuqata maskaxda uu ku birinayo siyaasiyiintaan waxa ay tahay lacag badan oo uu ku harqinayo.

Faroole ayaa waxa uu yahay ruuxa ugu daran ee doonaya in Soomaaliya waligeed ku jirto bur-burka iyo nabad gelya darada.
15_JULY_2013-copy-1

You must be logged in to post a comment Login