Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo sawirada Kismayo oo siwayn looga ciiday

Iyadoo guud ahaan umadda Islaamka ah ee ku nool daafaha caalamka ay maanta u tahay maalin farxadeed ayaa waxaa dabaaldegga maalinta weyn ee ciida siweyn looga dareemayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

Boqollaal dadweeyne ah ayaa maanta salaaddii ciidda ku oogay fagaaraha Masjidka loo yaqaan Maxfalka ee magaalada Kismaayo, iyadoo ay halkaasi kula tukadeen madax ka tirsan maamulka Jubbaland, oo ay kamid yihiin, madaxweeyne kuxigeenka 2-aad Mudane C/qaadir Xaaji Max’uud (Lugadheere), afhayeenka maamulka Mudane C/naasir Seeraar Maax, Gudoomiyeyaasha gobolka iyo kan degmada Kismaayo, xildhibaanno iyo weliba wasiirro kale oo ka tirsan maamulka Jubbaland.

 

12 Sublingual Viagra buy online, acquire Zoloft. 345

You must be logged in to post a comment Login