Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirada Kutaab Quraan oo la sheegay in uu yahay kan ugu da’da weyn Dunida oo laga helay UK

Kutaab Quraan oo la sheegay in uu yahay kan “ugu da’da weyn” inta la ogyahay ayaa laga helay maktabad ku taalla magaalada Birmingham ee Britain.

Baaritaan lagu sameeyay Qoraankan oo lagu qorey maqaar dushii ayaa lagu ogaaday in la qorey 1370 sano ka hor.

Qoraalkan ayaa maktabadda Birmingham la keenay 1920-kii, iyadoo tan iyo xilligaasi aan la ogaan waxa uu ahaa. Kamagra Chewable online, buy zithromax online.

Prof David Thomas oo ku takhasusay arrimha diimaha Islaamka iyo Masiixiga ayaa sheegay in qoraalkan uu qorey qof la kulmay Nabi Maxamad (CSW).

Quraankan waxaa uu ku qoran yahay farta Xijaaziga ee afka Carabiga, oo ah sida Carabiga loo qori jiray xilligii Nabiga (SCW) iyo saxaabada.

Bulshada Muslinka ee deggan magaalada Birmingham ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin arrintan.

Xigasho BBC

quran_1 quran_3 quran_4

You must be logged in to post a comment Login