Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo sawirada sida Al shabaab & dadka shacabka ay ugu ciideen Degmada Janaale

Dabaal degyo iyo damaashaadyo aan horay loo arag ayaa ka socda magaalooyin katisan gobolka shabeelaha Hoose oo maalmo ka hor laga saaray ciidamada gumeysiga AMISOM. Forzest without prescription, generic lioresal.

boqolaal shacab ah ayaa isugusoo baxay fagaarayaasha waaweyn ee magaalada Janaale oo kaabiga ku heysa magaalada Marka xarunta shabeelaha Hoose.

Mas’uuliyiin katirsan maamulka al shabab ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa fagaara ah uga khudbeeyay shacabka muslimiinta,wariye katirsan Idaacadda Islaamiga Andalus oo ku sugan Janaale ayaa soo sheegay in markii ugu horraysay sedax sanadood oo ixtilaal ah kadib shacabka Janaale ay maanta dabaal degayaan iyagoo ku hoos nool ku dhaqanka shareecada Islaamka.

Ammaanka magaalada waxaa adkeeyay ciidamada xisbada mujaahidiinta oo la arkayay iyagoo dadka kusoo dhaweynaya farxad iyo rayn rayn.

Sheekh Max’med Abuu Cabdalla gudoomiyaha Al shabaab ugu magacaaban  Shabeelaha Hoose oo salaaddii ciidda kadib khudbad xasaasi ah ujeediyay reer Janaale ayaa sheegay in ciidamadoodu ay sii wadi doonaan dib u furashada magaalooyinka fara kuturiska ah ee gacantooda ka maqan.

Sida ay muujinayaan sawirrada lagasoo qaaday magaalada Janaale shacabka ayaa si farxad leh ugu ciiday waddooyinka magaalada oo 17,9,2015 laga xureeyay ciidamada  Uganda ee qeybta ka ah shisheeyaha AMISOM.



http://wata.cc/up/2015/06/images/w-ca62e0a9cb.jpg


http://wata.cc/up/2015/06/images/w-1c29ae1167.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-1ff2b2b493.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-66b7e8983d.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-116c94d054.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-d520376d08.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-c3df842397.jpg

http://wata.cc/up/2015/06/images/w-9e6aa3402a.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-d30d5711de.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-8d85ca1b94.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-e4c93e8b33.jpg
http://wata.cc/up/2015/06/images/w-1a372916aa.jpg

You must be logged in to post a comment Login