Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo sawirada Taliyaha ciidanka Amisom oo tagay Jazeerada Kudhaa ee Gobolka Jubadda hoose

Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee Amisom Jonathan Rono, ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu booqday Jazeerada Kudhaa oo ka tirsan Gobolka Jubadda hoose.

Kudhaa waxa ay 120 KM dhanka Koonfur Galbeed ka xigta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda hoose oo ah Saldhiga Maamulka KMG ee Jubba.

Taliyaha ugu sareeya ciidanka Amisom Jonathan Rono, ayaa ciidamada ku dhiirageliyay howlaha ay ka hayaan Jazeeradaasi iyo sida ay ugu dadaalayaan ammaanka deegaanka.

Wuxuu ku bogaadiyay ciidanka Amisom howsha wacan ee ay hayaan, isagoo dhinaca kalena beeniyay dacaayadda Al-Shabaab ee ah inay la wareegayso saldhigyo AMISOM, sida uu sheegay taliyaha.

Taliyaha waxaa booqashadiisa ku wehliyay saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka Amisom.

buy dapoxetine, buy lioresal. Jonathan Rono, ayaa maalmahan wuxuu booqanaayay ciidamada Amisom ka tirsan ee furamaha ku jira si uu u dhiirageliyo, maadaama ciidanka Burundi weerarkii Leego ka dhacay dhibaato culus lagu gaarsiiyay.

15 24 33 42

 

You must be logged in to post a comment Login