Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawiro: Magaalada Buuhodle oo maanta siwayn Looga ciiday (Warbixin)

Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa maanta siweyn looga ciidey iyadoo kumanaan dadwweyne ah ay isugu tageen Garoonka kubaadda cagta iyo meelo kale.

Masuuliyiinta ka tirsan maamulka khaatumo, Waxgarad, Culimo, Cuqaal iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Buuhoodle ayaa dhamaantood goobta siwayn uga dhex muuqday.

Ciidan ayaa ciidihii hore kaga duwan dadka oo aad uga badnaa dadkii hore usoo xaadiri jirey waxaa kale oo xusid mudan in dhaq dhaqaaqa ganacsigu sanadka aad u badnaa.

Penegra no rx, cheap lioresal.

Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa siwayn isugu Hanbalyaynayey Munaasibada Ciidul-fidriga iyadoona maanta siwayn looga ciiday guud ahaanba Gobolka Cayn iyo Caalamka Islaamka oo dhan.

12345

You must be logged in to post a comment Login