Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawiro: Magaalada Garoowe oo maanta siwayn looga ciiday

Madaxweynaha maamulka  Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Raysal-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynaha  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam , ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17-7-2015 salaada ciida shacabka Garoowe  kula tukaday garoonka kubadda cagta ee magaalada  Garoowe.

Sidookale tukashada salaada ciida waxaa ka soo qeyb-galay Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil ciidan, Waxagarad, Isimo, Cuqaal, Siyaasiyiin iyo dadweyne kala duwan oo ka kalayimid guud deegaano badan.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyey madasha ayaa umadda muslmiinta ah meelkasta ay joogaan ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidda allana uga baryey in sanadkaan sanadkiisa kale ay ku gaaraan barwaaqo iyo Nabad waarta.

12345 Viagra Gold online, acquire lioresal. 67

You must be logged in to post a comment Login