Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirrada:Sida Looga Ciiday Magaalada Diinsoor Ee Gobolka Bay.

Sildalis online, generic zithromax.

Inta badan dalka Soomaaliya ayaa maanta si wanaagsan looga ciiday maalinta 1-aad ee munaasabadda Ciidul Fidriga.

Magaalooyin iyo degmooyin dhaca Koonfurta iyo bartahama dalka soomaaliya ayay dadka muslimiinta ah fagaarayaal ku tukadeen saaladda ciidda waxaana halkaasi khudbado ka jeediyay mas’uuliyiin katirsan xarakada Shabaab.

Magaalooyinka sida weyn looga ciiday waxaa kamid ah Baardheere,Diinsoor,Jilib,Bu’aale Galhareeri Saakoow Ceeldheer iyo deegaanno kale.

Hoos Ka Daawo Sawirada Salaadda Ciidda ee Magaalada Diinsoor Gobolka Bay.












You must be logged in to post a comment Login