Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo sida dadka masaakiinta loogu aaso dalka Australia iyo Soomali ka dar-daarantay

Wariyaha Tv-ga Universal ee dalka Australia Ibraahim Cumar Baaffo ayaa Warbixin Xiiso badan wuxuu ka diyaariyey Qaabka dadka Loogu Aaso magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Qaabkan ayaa ah mid Sadexdii Qofba la geliyo Qabri is dul-saar ah, Iyadoona ay soo bilaabatay waagii ay Soomaalidu ku cusbayd dalkaasi oo aysan Awoodin dhaqaalaha ay ku bixinayaan Iisbiga Qabriga.

Viagra soft FRUIT without prescription, clomid online.

Sidoo kale Qaar kamida Odayaasha Soomaalida oo goobta ka hadlay ayaa ka dar-daarmay inaan Lagu Aasin Qabri is-dul Saar ah, waxaana sidoo kale wax laga waydii.

You must be logged in to post a comment Login