Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo sida jaaliyada Somalida UK u soo dhaweeyeen Dr Dhagacadde & Axmed Tigaanda

Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkaan idink so gudbineynaa muuqaal dhameystiran oo laga so qaaday xaflad casho sharaf ah oo lagu so dhweynaayay Dr C/qaadir Maxamuud Jaamuac oo loo yaqaano Dr Dhaga cadde & agaasima guud ee dhinyada & spritiga Puntalnd Axmed Tigaana

Xafladaani waxaa soo qanqaabiyay ururka Horumarinta Sportiga Puntland ee fadhidhiisu yahay London. Waxaa ka so qeybgalay inta badan bahweynta Sportiga & jaaliyada Somalilada ee ku nool London.

Hadabo halkan hoose ka daawo sida ay u dhacday xafladaasi

You must be logged in to post a comment Login