Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo socdaalki taliyaha ciidanka Ugandha u ku tagay Janaale

buy doxycycline, buy zithromax.

Janeral Katumba Wamala oo ah Taliyaha Ciidanka Meliteriga Dalka Uganda ayaa maalin ka hor waxa uu socdaal ku tagey Shalay Khamiistii Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Xaalada ayaa aad loo adkeeyey deegaankaasi markii uu Taliye Katumba Wamala uu halkaasi tagayey,waxaana jirta sidoo kale in ciidanku ay xireen meelo badan oo la is lahaa Shabaab waa kasoo geli karaan.

Taliyaha waxa uu bogaadiyey howsha wanaagsan ee ciidankiisa ka wadaan Deegaanka Janaale kagana tacsiyadeeyey dhibaatadii dhawaan kasoo gaartay weerarkii Ururka Al Shabaab ku qaadeen Xeradaasi AMISOM lahaayeen.

1b1d6e255bcf7e6b9e2dd78030ee55b865f568d40685d70f0702d96e1725fdfeb295aa3bee3cbc1c

You must be logged in to post a comment Login