Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo TOP VIDEO: Pro Samatar oo Tuuray Calanka Maamulka Siilaanyo

 

Pro Axmed Ismaaciil samatar oo Dhowan gaaray Magalaada Hargeisa ayaa Bilaabay Booqasho uu kumarayo Qaybo kamida Deeganada Waqooyi Galbeed ee dalka Soomaaliya.

Waxaa Maanta uu Booqday Degmada Gabilay Isagoona Qudbad uga Jeediyey Shacabka Deegaankaas, Fagaaraha  Jaamacada Timada Cade  ee Magaalada Gabilay.

Waxaa Intii Soo Dhowayntu Socotay Qaarkamida Shacabku Damceen inay Sanka ka Gelinayaan Calanka Maamulka Somaliland Isagoona Iska Tuuray (Xooray)  mid Koofiyad ka samaysnaa, Sidoo kalana wuxuu ka Leexiyey Camarada Mid ka Danbeeyay.

Amuurtaan Ayaa waxay Dhabar Jab ku Noqotay Kooxda Axmed Siilaanyo oo Saxaafadedu u Dhigtay In Pro Samatar Usoo Goostay, Kana rajo Dhigay Soomaaliwayn.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo xiiso badan leh.

<iframe width=”640″ height=”360″ src=”http://www.youtube.com/embed/EWq0JYlb96g” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

You must be logged in to post a comment Login