Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO VIDEO: Abaanduulihii hore C.X.D.S oo Sir badan Shaaciyey

Sep 27, 2015

Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeral C/risaaq Khaliif Cilmi oo khudbad ka jeediyey xafladii xilwareejinta ee shalay ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay Arimo dhowr ah.

Janeral C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa ku faanay inay wax badan qabteen labada sano iyo barka ay xilka hayeen,isagoo sheegay inay ku guuleysteen inay hir geliyeen Hool weyn oo lagu shiro xaflada Xil wareejinta ka dhacday iyo inay noqdeen saraakiishii ugu horeysay ee ku shaqeeya Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga 25 sano kadib.

 

You must be logged in to post a comment Login