Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo video: Ciidamada kenya oo arrin yaab leh ka sameyay xaafadda Islii…

Aug 29, 2015

Inka badan afar nin oo tuugo ah oo ay wehliyaan laba nin oo kamid ah booliiska kenya ayaa kasoo muuqday maxkamad ku taalla dalka Kenya, kuwaasi oo loo heysto dhac ay u geysteen sida la sheegay in ka badan 60-dukaan oo ku yaalla suuqyada Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Suuqyadaasi xaafadda Islii ayaa waxa ganacsi xooggan kuleh dad aad u fara badan isla markaana ay Soomaalidu ugu badan tahay, walow dadka halkaasi ka ganacsada ee Soomaalida ahi ay u badan yihiin dadkii kasoo qaxay dagaalladii  dalka kasoconayay sanidihii 2006-dii ilaa 2009-kii.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka 

order Zenegra online cheap, dapoxetine reviews.
kenya pl

You must be logged in to post a comment Login