Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Salaad Cali Jeele oo ka yaabsaday RW CCC ka dib markii uu…

Sep 11, 2015

Siyaasiga Salaad Cali Jeele ayaa waxaa la sheegay inuu ka yaabsaday ra’isalwasaaraha Soomaaliya ka dib markii uu weydiiyey su’aalo kulul oo qosol badan iyadoona ay arintaas ay keentay inay u riyaaqaan dadkii dhageysanayey su’aalahaas.

Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo ka mid ahaa martidii lagu casuumay barnaamijka Dood wadaag oo uu ku casuumnaa raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa la sheegay inuu su’aalo cajiib ah uu weydiiyey ra’isalwasaaraha Soomaaliya, Salaad Cali Jeele ayaa waxaa uu dadkii soo qybgalay barnaamijkas uu kaga qoslisiiyey su’aalahaas, Salaad Cali Jeele oo su’aalahiisa ay u badnaayeen doorooshooyinka dalka ee sanadka 2016ka

Kamagra Chewable no rx, buy zithromax.

Ugu dambeyntiina iyadoo uu siyaasigaas Salaad Cali Jeele uu su’aalahaas qoslka badan la soo shirtagay ayaa sidoo kale waxaa uu u muuqday mid uu siyaasigu uu xayeysiis ugu samaeynaayey goobtaas Xisbi uu sheegay inuu ka tirsan yahay iyadoona uu arintaas uu ku fahmay ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke kaas oo si toos gu sheegay Salaad Cali Jeele uu fahmay ujeedkiisa ahaa inuu goobtaas uu u xayeysiiyo Xisbiga uu ka tirsan yahay asagoona uu ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid uu kula balamay inay mar si wanaagsan u wada doodi doonaan Xisbigiisa.

 

 

 

You must be logged in to post a comment Login