Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo wasiir Somaliland oo diidan in hawada Soomaaliya laga xukumo Soomaaliya

Maamulka Soomaaliland ayaa diidan in laga xukumo Isgaarsiinta deegaanadeeda Caasimada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Sublingual Viagra without prescription, clomid without prescription. Wasiirka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliland wasiirka boostada iyo isgaarsiinta soomaaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay inaysan ogolaan doonin in dawlada Soomaaliya ay Isgaarsiintooda xukunto.

Waxa uu wasiir Abgaal dib uqooraansaday Dastuurka u yaalla Soomaaliland ayna kasoo horjeedo arinta hadda lagu mashquulsan yahay.

Warar lagu kalsoon yahay waxay sheegayaan in dawlada Soomaaliya ay wado qorshe ay kula wareegeyso dhamaan isgaarsiinta ka howlgasha Soomaaliya.

https://www.youtube.com/watch?v=JR8OazGCKHY

 

You must be logged in to post a comment Login