Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo xafladii lagu soo dhaweynaayay C/qaadir Xasan Xuseen ee ka dhacay London

Waxaa xaley magaaladan London ee xarunta dalka Britain lagu qabtay xaflad casho sharaf ah oo ay soo qabanqaabiyen wariyaasha Somalichannel & Universal Tv.
Xafladaani oo lagu soo dhaweynaayay mid kadi ah ciyaar yahadanii hore ee Soomaaliya islamarkaan ah hada ganacsatada soomaaliyeed ee ku nool dalka isku taga imaaraada carabta ee Dubai, Gannacdae C/qaadir Xasan Xusee aya ahaa dad weynhii ugu horeyay ee ka soo qaxay dalka Soomaaliya oo yimid London islmarkaana aas aasay kox sporti oo Soomaali ah
Waxaa xafladaani ka soo qeybgalay inta badan baweynta sprotiga somalida UK iyo qeybaha ka galsan ee bulshada ku nool London.
Hadabo halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login