Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo xafladii lagu taageeraayay DFS ee ka dhacday galbeedka London.

Waxaa galbeedka magaaladan London lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu taagerayay xukumada cusub ee Soomaaliya ee uu hogaamiyo Cabdiwali Sheekh Axmed.

Waxaa munasabadaani oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Haweenka Qaranka ee Uk iyo gabdhaha Owdal.
Hadabo warbixintaani oo faahfaahsan halkan hoose ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login